DHAGEYSO:Walaac laga muujiyay xatooyada mootooyinka ee ismaamulka Makueni

0
240

Wadayaasha mootooyinka ee ismaamulka Makueni ayaa ku cadaadinaya saraakiisha booliiska in ay mas’uul ka noqdaan oo ay xaqiijiyaan wax ka qabashada xatooyada dhugdhugleyda ee dowlad deegaankaasi ku soo badatay.
Arintaan ayaa ku soo aadeysa iyadoo shirkadaha deymaha ku bixiya mootooyinka ay beeniyeen sheegashada ah in ay ku lug leeyihiin xatooyada dhugdhugleyda.
Dhanka kale, wadayaasha mootooyinka ee ismaamulka Makueni ayaa loo qabtay wacyigelin ku aadan xoojinta dadaallada lagu ciribtirayo xatooyada dhugdhugleyda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here