Wararka Kenya DHAGEYSO:Kenya Red Cross oo kulan la qaadatay suxufiyiinta ismaamulka Garissa By star - September 18, 2024 0 520 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hay’adda Laanqayrta Cas ee dalka ee Kenya Red Cross Society ayaa kulan la qaadatay suxufiyiinta ka howlgallo magaalada Garissa. Cabdinuur Olle oo ah madaxa Kenya Red Cross ee gobalka Waqooyi Bari ayaa sharraxaya waxyaabihi looga hadlay kulanka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/09/red-Cross.mp3