DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa ee ka soo jeeda deegaanka Ceeldaas oo cambaareeyay afduubka wakiilka deegaanka hoose ee Deella

0
450

Qaar ka mid ah soomaalida ku nool magaalada Mombasa ee ka soo jeeda deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer ayaa cambaareeyay maqnaansha wakiilka deegaanka hoose ee Deella Yuusuf Xuseen.
Waxay laamaha ammaanka ka dalbadeen inay caddeeyaan qaabkii iyo sababtii keentay in la waayo wakiilka deegaanka hoose ee Deella.
Waxaa ay ku baaqeen in haddii wakiilka uu wax dembi ah sameeyay in cadaaladda la hor keeno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here