DHAGEYSO:Arday bartay farbarka Quraanka oo xaflad loogu qabtay Mandera

0
224

Waxaa magaalada Mandera lagu qabtay xaflad dhiirrigelin ah oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay farbarka Quraanka ee markazu Ridhwaan ee Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here