DHAGEYSO:Gawasco oo shaacisay olole ka dhan ah macaamiisha aan bixin qarashaadka biyaha

0
575

Shirkadda adeegga biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee Garissa ee GAWASCO ayaa maanta ku dhawaaqday olole ku aaddan in aynan biyo heli doonin macaamiisha aan bixin qarashaadka lacageed ee adeeggan.
Waxaa sidatan warbaahinta u sheegay Cumar Cabdullahi oo shirkadda GAWASCO u qaabilsan xiriirka bulshada.