Duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka fulisay guud ahaan Marinka Qaza ee dalka Falastiin ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 20 ruux.
Dhowr ruux oo kale ayaa weerarradaasi ku dhaawacmay.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , ugu yaraan 40,988 qof ayaa lagu dilay weerarrada ay weli Israa’iil ka wado Qaza halka la dhaawacay 94,825 kale.