DHAGEYSO:Boqolaal qof oo ka faa’iiday daryeel caafimaad oo laga bixiyay Vihiga

0
306

Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka ismaamulka Vihiga ayaa ka faa’iiday adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah oo loo fidiyay.
Waxay dadweynaha adeegyadan ka heleen xarunta caafimaadka ee Buyangu Mission .
Dadka ayaa laga baarayay xanuunnada kansarka , macaanka ,aragga , baahiyaha gaarka ah iyo baaritaan guud oo la marinayay.
Labo ka mid ah shakhsiyeedkii ka faa’iiday daryeelka caafimaad ee bilaashka ah ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.