Kenya oo Shiinaha la saxiixatay heshiis lagu dhisaya 15 waddooyin ah

0
147

Wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha qaranka John Mbadi ayaa bangiga horumarinta Shiinaha la saxiixday heshiis horumarineed.
Is-afgaradkan ayaa ku saleysan in bangiga uu maalgeliyo dhisidda 15 oo ah waddooyinka maro degmooyinka dalka.
Waxaa heshiiskan qalinka ku wada duugay wasiir Mbadi iyo madaxa bangiga horumarka ee Shiinaha ee China Development Bank Tan Jiong,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here