DHAGEYSO:Xildhibaanka deegaanka Kamukunji oo ka hadlay wiil dhawaan lagu jir dilay xaafadda Islii ee Nairobi

0
419

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Xasan ayaa cambaareeyay jirdil maalmo ka hor wiil dhalinyaro ah loogu gaystay xaafadda Islii ee Nairobi.
Wiilka dhallinyarada ah ayaa qaab qabiileysan loo jirdilay iyadoo uu xildhibaanka sheegay in ay arrintan tahay mid xadgudb ah.
Mudanaha ayaa intaasi ku daray inuu dalka dibaddiisa ku maqan yahay balse marka uu wadanka yimaado uu si faahfaahsan dhacdadan uga hadli doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here