Badmaxayaasha ismaamulka Mombasa ayaa codsi u gudbiyay maamulka badaha wadanka ee KMA.
Waxay doonayaan in shaqooyinkooda iyo adeegyadooda la wanaajiyo, islamarkaana la siiyo tababarro dheeraad ah.
Badmaxayaasha ayaa sheegay in qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha ururrada difaaca xuquuqda badmaaxiinta ay dayaceen shaqadooda.
Qaar ka mid ah oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda muujiyay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Badmaxayaasha Mombasa oo sheegay inay wajahayaan culeysyada dhanka shaqada ah