DHAGEYSO:Ismaamulka Kwale oo la wareegaya dhulal aan la aqoonsan dadkii lahaa

0
324

Barasaabka ismaamulka Kwale Fatuma Maxamad Achani ayaa sheegtay in maamulka dowlad deegaankaasi uu la wareegi doono dhulal baaxad weyn oo aan la aqoonsanin dadkii lahaa.
Waxay intaasi ku dartay in dhulalkan muddo dheer aan la isticmaalin.
Guddoomiyaha ismaamulka Kwale ayaa xustay in maamulka dowlad deegaankaasi uu waayay goobo uu ka fuliya mashaariic horumarineed taas oo uga wacnayd dhulal badan ay iska haysteen dad aan lahayn.
Mar ay arrimahan ka hadlaysay ayay tiri.