DHAGEYSO:Barasaabka Garissa oo daahfuray wajiga 1-aad ee mashruuca biyaha ee ADC

0
114

Guddoomiyaha ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan ayaa daahfuray wajiga koowaad ee mashruuca ballaarinta adeegyada biyaha ee soonaha ADC .
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo faahfaahsan Garissa ka soo diray.

Dhanka kale ,Qaar ka mid ah shacabka biyaha la soo gaarsiiyey ayaa dareenkooda muujiyay.