DHAGEYSO:Senatarka Mandera oo si adag uga hadlay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaanka Banisa

0
304

Senatarka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Rooba ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaan baarlamaaneedka Banisa ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.