Buuq iyo sawaxan ayaa ka laga soo tabiyay dhismaha xafiiska barasaabka ismaamulka Meru Kawiga Mwangaza.
Dadka deegaanka ayaa sameeyay mudaaharaad, iyaga oo dalbanaya in Kawira Mwangaza ay xafiiska baneyso.
Arrintan ayaa ku soo aadeysa iyadoo toddobaadkii hore xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiyaha dowlad deegaanka Meru.