Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa dowladda dhexe ku dhaliilay hannaanka maalgelinta tacliinta sare ee ay soo saartay.
Waxaa uu sheegay in uu jahwareer wayn ka dhex jiro wasaaradda waxbarashada ee dalka.
Mr. Musyoka ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in la xalliyo tabashooyinka qaar ka mid ah ardayda ay ka qabaan qiimaha lacageed ee laga doonaya in ay waalidiintooda ku bixiyaan jaamacadaha ay ku biirayaan.
Kalonzo oo uu sidoo kale fikirkan ku taageeray dhigiisa xisbiga DAP-K Eugene Wamalwa ayaa yiri.