Ugu yaraan 27 qof oo lagu dilay Qaza

0
259

In ka badan 27 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro ay Israa’iil ka gaysatay Bartamaha iyo Koonfurta Marinka Qaza ee dalka Falastiin.
Waxaa dadkan ka mid ah ugu yaraan 5 qof oo ay ku jireen hooyo iyo carruurteeda oo lagu dilay magaalada Khan Younis.
Tani ayaa timid ka dib markii la weeraray teendhooyin dadkan hooy u ahaa.