DHAGEYSO:Mudanaha Garissa Township oo ku baaqay in la iska qabto burcadda dhaca ka gaysata magaaladaasi

0
255

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Garissa Township ee ismaamulka Garissa Major Deeqoow Maxamad Barrow ayaa ku baaqay in la iska qabto burcadda dhaca ka gaysata magaaladaasi.