Shirkadda adeegga korontada ee dalka ee Kenya Power ayaa sheegtay in meelo ka mid ah ilaa afar ismaamul ay maanta koronto la’aan ka jiraysa .
Caqabaddan oo soo billaabatay abaare 9-kii subaxnimo ee maanta ayay kenyaanka ku nool xaafadahan wajihi doonaan ilaa 5-ta galabnimo ee maanta.
Waxaa ismaamulladan ka mid ah Nairobi , Nakuru, Uasin Gishu iyo Kakamega.