DHAGEYSO:Barasaabka Isiolo oo baaq nabadeed u diray shacabka ismaamulkaas iyo dadweynaha Lagdera

0
583

Guddoomiyaha ismaamulka Isiolo Maxamad Kuti ayaa dadweynaha ku nool ismaamulka Isiolo iyo deegaanka dariska la ah ee Lagdera ku boorriyay in ay nabadda ku dadalaan.
Waxaa uu xusay in laga doonayo inay isku dulqaataan maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan .
Barasaabka Isiolo ayaa xoolo dhaqatada labada dhinac ka codsaday in ay ku wada noolaadaan si walaaltinimo ay ku dheehan tahay