Waxaa uu maanta gacan qaad dhex maray wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer oo ku kala qaybsamay miisaaniyad loo gudbiyay.
Qaar ka mid ah wakiillada ismaamulkaasi ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiillada Wajeer oo diiday in la meel mariyo miisaaniyadda golaha hoose