Maamulka qaabilsan uruurinta canshuuraha ee KRA ayaa sheegay in bishii ugu dambeysay sanadkii hore ee Diseembar uu uruuriyay 166 bilyan oo shilin oo canshuur ah.
Tani ayaa ah sare u kac dhanka boqolkiiba 3.5 marka loo barbardhigo sanadkii 2019-kii.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday guddoomiyaha guud ee KRA Githii Mburu .