DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo midnimo ugu baaqay hoggaamiyaasha siyaasadeed

0
147

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa siyaasiyiinta ku boorriyay in ay midnimada ku dadaalaan.
Waxaa uu kula taliyay in ay danaha shacabka iyo ka shaqeyntooda ka horumariyaan muujinta saameynta ay leeyihiin iyo danahooda gaarka ah.
Ruto oo soo gabagabeeyay socdaal uu ku marayay ismaamullada gobolka Xeebta oo ay ugu dambeysay Tana River ayaa u muuqday mid ka falcelinayay hadallo ay xildhibaanka Nyali Maxamad Cali iyo Xasan Cumar oo ka tirsan golaha xeer dejinta bariga Afrika ee EALA ay isku dhaafsadeen goob fagaare ah .