Guddiga qaabilsan arrimaha mushaaraadka iyo gunnooyinka ee (SRC) ayaa gebi ahaanba xannibay in dib u eegis lagu sameeyo mushaarka ay qaataan shaqaalaha dowladda oo dhan.
Tani ayaa saameynaysa cid kasta oo ka shaqeysa waaxyaha dadweyne.
SRC ayaa go’aankan u aaneysay culeysyo dhaqaale oo ka dhashay tallaabadii meesha looga saaray hindise sharciyeedkii maaliyadda ee Finance Bill, 2024 ee sanadkan.