FBI oo shaacisay magaca qofkii toogtay Trump

0
398

Waaxda dambi baarista Maraykanka ee FBI-da ayaa magaca qofkii toogashada u gaystay madaxweynihii hore ee dalkaasi Donald Trump ee isna ugu dambeyn la dilay ku sheegtay Thomas Matthew Crooks.
Tuhmanaha ayaa 20 sano jir ah iyadoo wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa macluumaadka codbixiyeyaasha ay ku warramaysa in Thomas uu ka mid ahaa codbixiyeyaasha xisbiga Jamhuuriga ee ka diiwaangashan gobolka Pennsylvania.