Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhinacyadii ku dagaalamay degmada Luuq ugu baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay.
Wasiir dowlaha wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ee Soomaaliya Axmad Cumar Maxamad ayaa ka warbixiyay qodobbo hordhac ah oo guddigan colaaddii dhacday ka soo sareen.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qodobbo laga soo saaray dagaal beeleedkii ka dhacay degmada Luuq ee gobolka...