In ka badan 80 qof oo lagu dilay Suudaan

0
585

Ugu yaraan 83 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo laga soo tabiyay gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.
Waxaa sidatan laga soo xigtay guddiga dhexe ee dhakhaatiirta Suudaan ee (CCSD).
Sidoo kale waxaa dhaawacmay 160 qof oo dheeraad ah oo ay ku jiraan qaar ka mid ah ciidamada qalabka sida.