Baadariyaasha Siaya oo doonaya in dowladda iyo dhallinyarada uu kulansiiyo dhexdhexaadiye caalami ah

0
112

Hoggaamiyaha kaniisadaha ee ismaamulka Siaya ayaa ku talinaya in dowladda iyo dhallinyarada uu heshiisiiyo dhexdhexaadiye caalami ah.
Dalladda madaxda kaniisadaha ee Siaya ee (SCLF) ayaa hoosta ka xarriiqday in aan la fududeysan karin waxyaabihii kenyaanka ku qasbay in ay si wayn uga soo horjeestaan hindise sharciyeedka maaliyadda.
James Opiyo Anyango, oo ka mid ah baadariyaasha Siaya ayaa xusay in dowladdu ay wada hadallada kala dhexeeya da’yarta ku guulaysan karto haddii uu wada hadashiiyo dhexdhexaadiye heer caalami ah.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here