Qaybo ka mid ah xaafadda Islii oo ay maanta korontada ka maqan tahay

0
337

Waxay maanta koronto la’aan ka jirtaa qaybo ka mid ah ismaamullada Nairobi, Kajiado iyo Kiambu.
Shirkadda korontada ee dalka ee KPLC ayaa arrinkan shalay dadka ku wargelisay .
KPLC ayaa sheegtay in koronto la’aanta oo soo billaabatay abaare 9-kii subaxnimo ee maanta ay jiri doonto ilaa 5-ta galabnimo.
Meelaha uu adeeggan muhiimka ah maanta ka maqan yahay waxaa ka mid ah aagga waddada Maxamad Yuusuf Xaaji ,Moyale Mall , California, Isbitaalka Pumwani, Isbitaalka Care , Mabruuk iyo kuwo kale .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here