DHAGEYSO:Adeegga korontada oo la gaarsiiyay tuulooyin ka tirsan Wajeer

0
122

Shirkadda dowladda dhexe u qaabilsan in adeegga korontada la gaarsiiyo degmooyinka waddanka ee REREC ayaa koronto gaarsiisay tuulooyin ka tirsan ismaamulka Wajeer
Mashruucan korontada lagu gaarsiinayo qaybo ka mid ah Koonfurta iyo Galbeedka Wajeer ayaa waxaa ka faa’iidaysanaya boqolaal qoys.
Shacabka ayaa ka mahadceliyay adeegga korontada ee loo geeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here