Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo dhagax dhigay dhismaha suuq cusub By star - May 15, 2024 0 240 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Caddow ayaa dhagax dhigay suuq cusub oo laga hirgelinaya magaalada Habaasweyne ee deegaankaasi wuxuuna warbaahinta u faahfaahiyay mashruucan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/05/Xildhibaanka-Koonfurta-Wajeer.mp3