DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimaaudiinka Garissa oo ku baaqay roob doon

0
448

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta ee NAMLEF laanteeda Garissa sidoo kalena ka mid ah culimaaudiinka ismaamulkaas Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa ku baaqay in gobolka waqooyi bari laga sameeyo roob doon maadaama lagu jiro xilli adag oo uu roobku yaraaday sidoo kalena saameyn weyn ay ka dhalatay cudurka COVID19