DHAGEYSO:Madaxda waqooyi bari oo laga dalbaday in ay xalliyaan macallin yarida jirta

0
598

Guddoomiyiha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa madaxda Gobolka Waqooyi Bari ugu baaqay inay wax ka qabtaan macallimiin yarida ka jirta dugsiyada ku yaalla ismaamullada Garissa , Wajeer iyo Mandera.