DHAGEYSO:Masuuliyiin dowlada ka tirsan oo booqday Isbitaalada ay ku jiraan Caruur ku dhaawacanta Hoobiyeyaal dugsigooda lagu garaacay

0
496

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa waxay Kormeer ku Sameeyeen Caruur Dugsi Quran dhiganayeen Ay shabaab Hoobiyeyaal ku garaaceen oo dhaawacyo ka soo agareen.
Caruurta dhawaca ah oo dhowr iyo toban gaaraya iyo Macalinkooda ayaa waxay ku soo dhaawacmeen Hoobiyeyaal lagu dhuftay dugsigooda oo degmada Awdheegle ku yaala waxayna hada ku jiraan isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka iyo isbitaalka Soomaali Sudanes.