Wasiirka ganacsiga Maamulka Jubaland ayaa sheegay in culaysyada uu keenay Cudurka Coronaha ay sababtay inay kala go’aan maraakiibta rashinka keenta taasoo sababtay maciishada qaarkeed ay sare u kacday.
Wasiirka Ganacsiga Jubaland ayaa sheegay in hada xaaadu soo hagaagayso balse ay jiraan dad sare u qaaday qiimaha maciishada qutul daruuriga ah.