Qaar ka mid ah gabdhaha aan wax baran ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa taageero dhaqaale , mid aqoon kororsi iyo talooyin wax ku ool ah siiya hay’adaha samafalka ee ka howlgala xeryaha.
Xirfadaha gabdhahan la baro waxaa ka mid ah qurxinta dumarka , naqshadeeynta dharka iyo harqaanka waxayna ku mareeyaan noloshooda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa la kulmay qaar ka mid ah hablaha wax la baray ee ku nool xerada IFO2 warbixintan ayuuna ka soo diray Dadaab