Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay kalsooni darrada Mucaaradku ay ka qabaan guddiga Doorashada baarlamaanka, Go’aankii Isimada SSC & Saameyntii uu kuyeeshay habasami usocodkii Doorashada Punland.