In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

0
792

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia.
Maamulka wadankaas u qaabilsan maareynta musiibooyinka ayaa laga soo xigtay in boqolaal qof ay dhaawacmeen halka ugu yaraan 60 guri ay burbureen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here