Maxkamadda Karatina oo la xiray

0
353

Waxaa si ku meel gaar ah loo xiray xarunta maxkamadda Karatina ee ismaamulka Nyeri ka dib amar ka soo baxay sii hayaha xilka madaxa cadaaladda ee dalka garsoore Philomena Mwilu.
Goobtan ayaa xirnaan doonto muddo 10 cisho ah.
Go’aanka maxkamadda albaabada la isugu dhuftay ayaa yimid ka dib markii 17 ka mid ah shaqaalaha laga helay cudurka COVID-19.