DHAGEYSO:Dad aan si rasmi u dagganeeyn dhul ku yaala ismaamulka Trans Nzoia oo laga saarayo

0
558

In ka badan kun qof oo aan si rasmi ah u dagganeeyn dhulka Tawai ee ismaamulka Trans Nzoia ayaa wajahaya suurtagalnimada ah in laga saaro guryahooda ka dib markii maxkamadda sare ay ku gacan seyrtay codsigooda ah in laga hor yimaado xukun ay maxkamadda dhulalka ku dhawaaqday ee ahaa in shirkadda gaadiidka ee Eldoret Express Limited ay tahay milkiilaha saxda ee 640 hektar oo dhul ah.
Dadka ku nool beerta Tawai ayaa la siiyay ogeysiis looga saarayo goobtaasi.
Mar ay arrimahan ka hadlayeen dadka ku nool goobtaasi oo beeraley u badan ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa