DHAGEYSO:Ururrada bulshada rayidka Soomaaliya oo ka hadlay aragtidooda ku aadan shirka madaxa soomaalida

0
657

Ururrada bulshada rayidka Soomaaliya Ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan shirka Madaxd Dowladda iyo Kuwa Maamul Goboleedyada.
Waxaa sheegeen inay tahay arrin Nasiib darro ah inaysan danaha qaranka ka heshiin Karin hoggaanka Soomaalida