DHAGEYSO:Jowhar oo ciidamada looga talaalay Covid-19

0
568

Qaar ka mid ah ciidanka booliiska magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa Maanta Qaatay tallaalka ka dhanka ah Cudurka covid-19.
Taliyaha Saldhigga ciidanka Booliska Magaalada Jowhar Dhame Maxamad Siyaad Cali Canjeex ayaa warbahainta la hadlay wuxuuna sheegay Booliska Saldhigha Magaalada Jowhar ay maant tallaalka Qaadanayaa maadaama ay Horay Saraakiishu u qaateen.

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka shabeelada dhexe ayaa sheegay inay dhawaan bilaami doonaan Howlgalka AL-shababka dhan ah oo laga fulin doono Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle iyo deegaanada kale ee Hoos yimaada.