Guddoomiyaha ismaamulka galbeedka Pokot Prof. John Lonyangapuo ayaa wacad ku maray in uu shaqada ka eryi doono mas’uuliyiinta dowlad deegaankaas ee aan qaadan tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19.
Barasaabka ayaa wasiirrada iyo saraakiisha sar sare ee waaxyaha kala duwan ku amray in ay tallaalka qaataan.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in hoggaamiyaasha laga doonayo in ay shacabka u noqdaan ku dayasho wanaagsan
Mid ka mid ah howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulkaas ayaa sidoo kale ka hadlay muhiimadda ay leedahay qaadashada tallaalka iyo wax ka jiro tuhunka dhanka badqabka ee laga qabo daawooyinka
Waxay wararku intaa ku darayaan in ay weli hooseyso tirada dadweynaha ismaamulka galbeedka Pokot ee ilaa iyo hadda