DHAGEYSO:Jaamacadda Kenyatta oo ay ka socoto doorashada mas’uuliyiinta ururka UASU

0
591

Waxaa maanta dhacaysa doorashada ururka ay ku midoobeen barayaasha jaamacadaha ee UASU qaybteeda jaamacadda Kenyatta
Ustaadh Cabdullahi Bundiid ahna guddoomiyaha guddiga doorashadan maareynaya ayaa idaacadda Star FM faahfaahin ka siiyay.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayuu khadka taleefoonka ugu warramay