DHAGEYSO:Barnaamij indha-fiiq bilaash ah oo lagu soo gabagabeeyay Dadaab

0
203

Waxaa deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa lagu soo gabagabeeyay barnamaij indha-fiiq oo maalmahan ka socday halkaasi.
Howshan indha-fiiqa ayaa lagu fulinayay si bilaash ah.
Maxamad Baaruud Xussein ayaa faahfaahinaya