DHAGEYSO:Shir looga hadlayay dib u dhiska Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

0
707

Shir looga hadlayay Xoojinta iyo Muhiimadsiinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana shirkaan ka qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo Wasaaradaha dowlaDda dhexe ee Soomaaliya ka kala socday.
Wasaaradaha Maaliyadda, Qorshaynta Qaranka, Howlaha Guud,Khayraadka Biyaha iyo kuwo kala ayaa Munaasabad ka hadlay waxayna isla Qireen Muhiimada ay leedahay in qoddobada shirka ka soo baxay la dhaqangaliyo.
Qorshaan hormarinta Kaabeyaasha Muhiimka ah ee Soomaaliya ayaa ku qotoma istiraatiijiyadda 2021 ilaa 2025-ka.