Waxaa maanta deegaan baarlamaneedka Kandara ee ismaamulka Murang’a ka socoto doorasho ku celis ah oo ay dadweynaha halkaasi ku sugan ku soo xulanayaan cidii beddeli lahayd Alice Wahome oo loo magacaabay xilka wasiirka biyaha iyo waraabka.
Qaar ka mid ah shacabka Kandara ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.
Dadweynaha ismaamulka Elgeyo Marakwet ayaa iyagana u codeynaya senatar cusub ka dib markii uu is casilay Kipchumba Murkomen oo ku matalayay aqalka sare oo loo magacaabay wasiirka gaadiidka, waddooyinka iyo howlaha guud.
Guddiga IEBC oo sheegay in sidoo kale doorasho ku celis ah maanta lagu qabanaya deegaanka hoose ee Shella Ward ee ismaamulka Lamu ayaa xusay in marka la gaaro 5-ta galabnimo codbixiyeyaasha weli safafka ku jiri doono in loo oggolaanaya inay codkooda dhiibtaan si muddada ay uga faa’iidaystaan haddii la-calla uu dib u dhac jiray xilligii loogu tala galay in goobaha codbixinta la furo.
Elgeyo Marakwet County Senate seat has six candidates: Jerotich Seii Houlding (Safina), Kevin Kiptoo Kemboi (Independent), Tim Kipchumba (PPD), William Kipkemoi Kisang (UDA) and Andrew Kibiwott Mengich (Independent) #5thJan2023Byelections pic.twitter.com/DHfJfDYUiS
— IEBC (@IEBCKenya) January 5, 2023
Candidates contesting for Member of National Assembly (MNA) for Kandara are Kibiru PMG Junior –(Usawa Kwa Wote), Samuel Kioi (The New Democrats party), Tutus Njau (Ford Asili), Joseph Mbugua (JFP), Chege Njuguna (UDA), Pius Muiruri, David Kamweti and Erastus Gatehi (Independents) pic.twitter.com/trun2zyUlD
— IEBC (@IEBCKenya) January 5, 2023
Voting is underway after polling stations opened at 6am and will remain open until 5pm. @IEBCKenya urges voters, candidates and agents to maintain order at polling stations and avoid wearing or carrying campaign materials #5thJan2023Byelections pic.twitter.com/hTUsAX9Xv7
— IEBC (@IEBCKenya) January 5, 2023