Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio , Raila Odinga ayaa dhaliilay waxqabadka maamulka madaxweyne William Ruto.
Waxaa uu sheegay in tan iyo markii uu xafiiska la wareegay ay jiraan ballanqaadyo uunan weli oofin.
Raila oo waxqabadka Ruto ku qiimeynaya toban ayaa siiyay afar dhibcood.
The first 100 days of the Kenya Kwanza regime have been marked by the pronouncements, actions, and policy failures that evidence a troubling trend line across the spectrum.
Download our report titled: From hustlers to sufferers, from the following link. https://t.co/zRHkBekBkM pic.twitter.com/FFowPl2pNi
— Raila Odinga (@RailaOdinga) December 22, 2022
Hasa ahaate afhayeenka madaxtooyada dalka ee State House Xuseen Maxamad ayaa sheegay inay jiraan waxyaabo uu madaxweynaha ballanqaaday oo la fuliyay sidaasi awgeedna dhaliisha mucaaradka aynan ahayn mid boqolkiiba boqol sax ah.