Xildhibaanka deegaanka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadoow ayaa sheegay inuu ku dadaali doono sidii shacabka ku nool magaalada Diif looga haqab tiri lahaa caqabado dhanka adeegyada biyaha iyo caafimaadka ah oo ay muddo wajahayeen isagoo baaq u diray dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer.