Dugsiyada Kashmiir oo dib loo furay ku dhawaad 2 sano ka dib

0
536

Waxaa dib loo furay goobaha waxbarashada ee gobolka Kashmiri ee India ku dhawaad labo sano oo ay xirnaayeen ka dib.
Howlaha waxbarashada ayaan si toos ah u socon cudurka COVID-19 awgii.
Dugsiyada ayaa markii hore la xiray ka dib markii sanadkii 2019-kii meesha laga saaray madax bannaanidii gobolkaas.
Waxaa mar kale goobahan albaabada la isugu dhuftay bishii saddexaad ee sanadkii hore xilligaas oo la xaqiijiyay caabuqa corona.