DHAGEYSO:Maamulayaasha deegaannada hoose ee Wajeer oo la tababaray

0
355

Dowladda ismaamulka Wajeer ayaa tababar u sameysay maamulayaasha deegaannada hoose.
Tababarka ayaa ku saabsanaa bixinta lacagaha ardayda looga taageero dhanka qarashaadka waxbarashada.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray .